peoplepill id: abdulkadir-mohamed-abdullahi
AMA
Somalia
2 views today
2 views this week
Abdulkadir Mohamed Abdullahi
Scholar and Academic personality

Abdulkadir Mohamed Abdullahi

The basics

Quick Facts

Intro
Scholar and Academic personality
Places
Gender
Male
Birth
Place of birth
Galkayo, Mudug, Somalia
Place of death
Djibouti
Age
60 years
Education
doctorate
Umm al-Qura University
Mecca, Hejaz, Saudi Arabia
(-1998)
The details (from wikipedia)

Biography

C/qaadir Maxamed C/llaahi Samatar oo ah Sheekh Soomaaliyeed, waa aas-aasaha Jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Boosaaso ee dalka Soomaaliya, waxa uu shahaado phd ku saanbsan ictiqaadka ka qaatay Jaamacadda Umm Al-Qura oo ku taalla Makkah al mukarramah , ee dalka sucuudi carabiya.

Dhalashadiisii iyo Yaraantiisii

Wuxuu ku dhashay magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya sanadkii 1949-kii, wuxuuna ku noolaa Dagmada Eyl ee gobolka Nugaal, kadib wuxuu u guuray caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, isagoo lix iyo toban jir ah dugsiga hoose dhexe wuxuu ku qaatay, dugsiga hoose dhexe ee xamar, ka dibna wuxuu ka baxay mahadka kalkaalinta caafimaadka, wakhti koobanna wuxuu ku shaqeeyay kalkaaliyanimo, Dugsiga sare ee 15may ayuu 1974kii ka qalanjabiyay, wuxuuna ka mid ahaa dhallinyaradii xilli hore la jaanqaadday saxwada islaamiga ah, wuxuuna 1976kii u baxdsaday dhinaca Kenya ka dib markii kacaanku olole xirxirid ah ku qaaday dhallinyaradii dacwada.

noloshiisa waxbarasho

  • wuxuu arday ka noqday 1977kii jaamacadda umulquraa , gaar ahaan kulliyadda shreecada qeybteeda dacwada, diraasaadkiisii sarewuxuu ku dhammeystay isla jaamacadda ummulquraa ilaa uu ka qaatay shahaadaha diktooraada(PHD) wuxuuna ku takahasusay cilmiga caqiidada.
  • wuxuu Master ka qaatay jaamacadda umulquraa sanadkii 1989
  • wuxuu phd ka qaatay isla jaamacadda sanadkii 1998

Qoraaladiisa

  • موقف شيخ الإسلام ابن تيمية من الكرامية في الإلهيات - رسالة ماجستير بإشراف الدكتور علي بن نفيع العلياني
  • الانحرافات العقدية في المجتمع الصومالي - رسالة الدكتوراة بإشراف الدكتور علي بن نفيع العلياني
Abdulkadir Mohamed Abdullahi
Mawqifka uu Sheekh Al-Islaam Ibnu Taymiyah ka taagan yahay Karaamiyaha Dhanka sifaatka eebe

Jaamacadda Bariga Afrika

1999 -kii Dr.Cabdulqaadir Muxamed Cabdullaahi waxa uu u wareegay magaalada Boosaaso ee dalka Soomaaliyahalkaas oo uu ka aas aasay Jaamacadda Bariga Afrika oo ay culimobadan oo uu ka midyayhay ay qeyb ka ahaayeen aasaaska jaamacada, waxaana uu xilka guddoomiyaha Jaamacadda ka hayay ilaa 2008-diisidoo kalena wuxuu ka ahaa jaamacada macallin .

xanuunkiisa iyo dhimashadiisa

Waxa uu xanuunkan la ildarnaa sanadihii ugu dambeeyay noloshiisa, waxaana lagu sameeyay qaliino badan, waxaana xanuunkan uu aad ugu xumaaday sanadkii 2009-kii, arrinkaasoo keenay in loo qaado Boqortooyada Sacuudiga, balse dhakhaariirtu dheheen waxba lagama qaban karo kadib markii laga helay beer qolofoow . waxayna Dhakhaatiirtu codsadeen in loo qaado dalka Jarmalka, hase ahaatee asagoo ku hakkaday dalka jabuuti ayuu ku geeryooday18/10/2009 .

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2023-02-20. Soo qaatay 2023-02-20. 
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2023-02-19. Soo qaatay 2023-02-20. 
  3. https://www.somaliaonline.com/community/topic/45037-on-sheekh-cqaadir-maxamed-cllaahi-garre/
  4. https://ketabpedia.com/%D8%AA%D8%AD%D9%85%D9%8A%D9%84/%D9%85%D9%88%D9%82%D9%81-%D8%B4%D9%8A%D8%AE-%D8%A7%D9%84%D8%A5%D8%B3%D9%84%D8%A7%D9%85-%D8%A7%D8%A8%D9%86-%D8%AA%D9%8A%D9%85%D9%8A%D8%A9-%D9%85%D9%86-%D8%A7%D9%84%D9%83%D8%B1%D8%A7%D9%85%D9%8A%D8%A9/
  5. https://dorar.uqu.edu.sa//uquui/handle/20.500.12248/121554
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2023-02-20. Soo qaatay 2023-02-20. 
  7. https://arabicpost.net/%D8%AB%D9%82%D8%A7%D9%81%D8%A9/2015/12/28/%D8%AA%D9%88%D8%A7%D8%B6%D8%B9-%D9%85%D8%AB%D9%82%D9%81/
The contents of this page are sourced from Wikipedia article. The contents are available under the CC BY-SA 4.0 license.
Lists
Abdulkadir Mohamed Abdullahi is in following lists
comments so far.
Comments
From our partners
Sponsored
Credits
References and sources
Abdulkadir Mohamed Abdullahi
arrow-left arrow-right instagram whatsapp myspace quora soundcloud spotify tumblr vk website youtube pandora tunein iheart itunes