peoplepill id: xasan-geedi-abtow
XGA
Somalia
1 views today
1 views this week
Xasan Geedi Abtow
Somalian activist

Xasan Geedi Abtow

The basics

Quick Facts

Intro
Somalian activist
Places
Work field
Gender
Male
The details (from wikipedia)

Biography

Xasan Geedi Abtow (dhashay 1856- dhintay 1926) Waxa uu ka mid ahaa nabaddoonadii gumeysiga si toos ah uga hor yimid, oo diidanaa fekrada badan oo ay wateen, ayada oo dadka qaar ay ku dagaallameen Hub, Suugaan, dhaqaale, feker diineed ayaa Nabaddoon Xasan waxa uu ku dagaallamay Garaad iyo Maskax si caqliyeysan. Waxa uu ahaa nin Ilaaliya dhaqanka soomaalida, waxa uu xiran jiray dharkii ahaa labada go’ ee dadka deegaanka dhaqanka u aheyd.

waxaa uu ahaa hogaamiye, aftahan iyo dad yaqaan aad looga yaqaan koonfurta Soomaaliya gaar ahaan gobolada ku dhow dhow Banaadirtii hore (Mogadishu, Shabeelaha Dhexe, Shabeelaha Hoose iyo Galgaduud.







Tixraac

The contents of this page are sourced from Wikipedia article. The contents are available under the CC BY-SA 4.0 license.
Lists
Xasan Geedi Abtow is in following lists
comments so far.
Comments
From our partners
Sponsored
Credits
References and sources
Xasan Geedi Abtow
arrow-left arrow-right instagram whatsapp myspace quora soundcloud spotify tumblr vk website youtube pandora tunein iheart itunes